Madaxweyne Museveni oo mar kale ka dhawaajiyay hadalo gaf ku ah Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa mar kale goob fagaare ah kaga dhawaajiyay hadal gaf ku ah magaca Soomaaliya, waxa uuna  dalka iyo dadka Soomaaliya usoo qaatay tusaale xun. Yoweri Museveni ayaa Soomaaliya ku tilmaamay meel aan laga xushmeyn dumarka laguna dhibaateeyo, waxa uuna askarta dalkiisa ee dhibaateeya Dumarka Uganda iyo kuwa aan anshaxa laheyn … Continue reading Madaxweyne Museveni oo mar kale ka dhawaajiyay hadalo gaf ku ah Soomaaliya